Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS ayaa mamnuucday in dhammaan Dekadaha Dalka laga soo dejiyo Bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo.