Wasaaradda Ganacsiga oo Kadigtay in dalka la keeno Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday , waxaa dalka looga Mamcuunay inay soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.