Wasaaradda Kalluumeysiga Galmudug ayaa bilowday Olole Kor loogu qaadayo isticmaalka kalluunka iyo wax soo saarka kalluumeysatada Galmudug.