Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS ayaa Amaro Culus kasoo saartay hanaanka xoola qalka Maalmaha ciida.

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS ayaa Amaro Culus kasoo saartay hanaanka xoola qalka Maalmaha ciida ee fooda nagu soohaya Insha ALLAH.

Awaamirta waxaa ka mid ah:
1- In aan la qali karin Neef dhadig hadii uusan ahayn mid(dhalma goys ah).
2- In la baaro Caafimaadka Xoolaha la qalayo.
3- in Xoolaha loo gowracayo loo maraa sida saxda ah ee sharciga islaam, sida in aan Neef la argagax galin iyo Amaro kale fadlan hoos ka aqriso.
mahadsanidiin.