Wasaaraddaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Heshiis Gaaray

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Cirka ee dawlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Socdaalka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxaa ku waheliyay ,Mareeyaha guud ee hay’ada duulista (SCAMA) iyo agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada soomaaliya.