Wasiir Fiqi ” Haddii horey dowladdu u ahayd mid wax u meerisa dadka, maanta waxaa ay ogoshahay in la shirkoobo oo la is kaashado, bulshada rayidka ah waa u muhiim dowladnimada”.