Wasiir Fiqi” Waxaan rajeynaa in Galmudug noqoto gobolka ugu horeeya ee Khawaarij iska xoreeya waliba saddexda todobaad ee soo socota”.