Wasiir ku xigeenka Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa bulshada ugu baaqay in ilaahay loo toobad keeno si looga badbaado dhibaatooyinka sida duufaanta El niino.