Wasiir ku xigeenka Waasaradda Warfaafinta XFS oo shir jaraid ku qabtay Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay wararka sheegaaya in ciidamada dowladda ay isagasoo baxeen deegaanadii AS laga qabsaday.