Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta oo ka hadlay saameynta baraha bulshada ee Dagaal beeleedyada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta dawladda Soomaaliya, Abdiraxman Yuusuf Al-caddaala ayaa waraysi uu siiyay Bilan Media kaga hadlay saameynta taban ee baraha bulshadu ku yeeshay hurinta dagaal beeleedyadda u dhexeeya qabaa’ilka kala duwan iyo doorka Wasaaradda Warfaafinta kaga aadan sidii loo xakamayn lahaa faafinta wararka coolaadaha.
Wariye Farxiya Muraad