Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Oo U Dhoofay Dalka Jabuuti

Wasiirka arrimaha dibedda iyo Is-kaashiga caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Ciise Cawad, ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Casmara, isagoo kusii jeeda Dalka Jabuuti.