Wasiirka Arrimaha Gudaha XfS Axmed Macalin Fiqi ayaa ka warbixiyay u diyaar garowga dowladda Somalia

Wasiirka Arrimaha Gudaha XfS Axmed Macalin Fiqi ayaa ka warbixiyay u diyaar garowga dowladda Somalia ee Shirweynaha qaxootiga adduunka oo 13 December 2023 ka dhici doonto dalka Switzerland, iyo balanqaadyada Somalia uga qeyb geleyso