Wasiirka Caafimaadka Galmudug Yaasiin Cabdi Jaamac “Ujeedada shirkaan waa inaan ka tashano siyaasadda caafimaadka dalka, ka Galmudug ahaan waxaan qiimeynay heerka maamul ee caafimaadka deegaankaan.”