Wasiirka Gaashaandhigga dowladda FS Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa uga mahad celiyay dowladda Kenya kaalmo saanad ciidan ah oo ay maanta kala wareegeen