Wasiirka Gaashaandhigga XFS ” Ciidankeena waxa ay heli donaan saanad walba, waxaan soo iibsan donaa Hub casri ah si dalkeena khawaarijta uga saarno.”