Wasiirka Howlaha Guud XFS “Jubbland iyo Koonfur Galbeed waa labada maamul ee sameenta adag ay ka soo gareen Daadadka Roobka, waxaana noo qorshaysan in aan dib u dhisno buundoyinkii burburay.”