Wasiirka howlaha guud XFS oo sheegay in garoomo diyaareed ay u xirmeen daadadka roobka, iyadoona laga cabsi qabo in ay dumaan buun-dooyin hor leh oo taariikhi ah.