Wasiirka Kalluumeysiga XfS “Waxaan diyaarinay farsamadii lagu hormarin lahaa Kalluunka dalka, sida; ruqsad bixinta, qalabka la adeegsanayo, nidaamka iyo shuruucdii lagu shaqeyn lahaa”.