Wasiirka Warfaafinta XFS, mudane Daa’uud Aways Jaamac ayaa ka warbixiyey curyaaminta dhanka dhaqaalaha ah ee Khawaarijta lagu sameeyey muddada dagaalku socday.