Wasiirka warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys ayaa soo xiray xafladda abaal-marinta tartamayaasha degmooyinkii ku guuleystay koobka tartan aqooneed bishii barakeysaneed ee Ramadaan ka baxay warbaahinta qaranka.