Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,Galmudug Ahmed Mohamed Ali Cantoobo ayaa Shir Gudoomiyey Kulanka Asbuuclaha ah ee Wasaarada

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Galmudug mudane Ahmed Mohamed Ali Cantoobo ayaa Shir Gudoomiyey Kulanka Asbuuclaha ah ee Wasaarada, Waxaana Kulankan Goob Joog ahaa Wasiir ku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyada, Madax Qaybeedyada iyo waxaha kala duwan ee Wasaaradda Qorsheynta Galmudug.


kulanka ayaa la isku weydaarsaday wixii u qabsoomay Wasaaradda iyo caqabadaha tagan    sidii xal ugu heli laheen.