Wasiirka Maaliyada Galmudug Oo kulan is xog wareysi ah laqaatay bulshada Degmada Guriceel

Wasiirka wasaarada Maamulka Galmudug Siciid Siyaad Shirwac Ayaa kulan laqaatay Qeybaha kala Duwan ee Bulshada ku dhaqan Degmada Guriceel.

Waxaa Ayna kawada hadleen bixinta Canshuuraha iyo Qaabka ugu fudud oo ay uga faa iideysan laheyd Degma Kasta Oo ku taala degaanada Maamulka Galmudug .

Ugu danbeyntii wasiirka ayaa bulshadii uu kulanka Laqaatay Ugu baaqay in Ay isku tashadaan Cidna Ayaan isku haleynin.