Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartey Go’aano ku saabsan dhinaca Waxbarashada,loogana hortagayo Cudurka Coronavirus.
War-Saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa lagu shaaciyey qodobo ay kamid yihiin in la joojiyey bixinta Cashirada Dugsiyada Sare ee Sanad dugsiyeedka 2019/2020.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.
