Wasiirka Waxbarashadda Oo Maanta hortegaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in uu si deg deg ah ku horyimaado Wasiirka Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dalbaday in maanta oo sabti ah in uu horyimaado Wasiirka si wax looga weydiiyo Xaaladda Waxbarashadda Soomaaliya, Deeqaha waxbarashadda iyo Shaqaallaha Wasaaradda.