Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay dhiggiisa Itoobiya Haweeneyda lagu magacaabo Caasho Maxamed oo ay kawada hadleen dhowr arrin.
Wafdiga sare ee ka socda Itoobiya oo Magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay kawada hadleen Arrimaha Amniga iyo iskaashiga labada dhinac sida hadalka loo dhigay.
Wixii ka dambeeyay horraantii Deseembar 2024 oo si fool ka fool ah u wada kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ay kawada xaajoodeen khilaafka labada ee xiisadda adag dhaliyay.