Waxaa xal rasmi ah laga gaaray dilal salka ku haayay Anooyin qabiil Ee ka kala dhacay degaanada Xadka Gobolka Galgaduud Ee Dowlad Deegaanka iyo degmada Matabaan.