Waxaas Ayaa Taageero Ah: Daawo Mohamed Salah Oo Xitaa Ka Soo Muuqday Tukaamada Magaalada Liverpool, Iska Hubi Siday U Dhacday

Xiddiga Mohamed salah ayaa noqday dheeman ay taageerayaasha kooxda Liverpool ku faanaan tan ilaa markii uu xagaagii kaga soo biiray kooxda Roma.

Xiddiga reer Egypt ayaa marinaya goolashiisa ilaa haatan 36 gool oo tartamada oo dhan ah halka uu sidoo kale hogaanka u hayo gool dhalinta yurub iyo waliba mida premier League.

Jacayl ay u qabaan xiddigooda mid ka mid ah taageerayaasha Kooxda Liverpool ayaa Boodhka tukaankiisa ku sawiray mohamed salah isaga oo waliba magaciisa u bixiyay