Websiteka Radio Galgaduud oo dib u habeyn lagu sameeyay

Waxaa si rasmi ah dib shaqadiisa dib ugu bilaabay Websiteka Radio Galgaduud oo ah Idaacadda ugu balaaran ee Degaanada Galmudug ka howlgasha.

Websiteka ayaa maalmahan lagu waday dib u habeyn, waxaana kala socon doonntaan Dhamaan Wararka iyo Barnaamijyadda ka baxa Radio Galgaduud iyo waxyaabo kale oo aad kala socon doontaan Isha,allaah