Weerar diyaarado Drones ah ayaa lagu qaaday xarumo ay leeyihiin shirkadaha Mareykanka Halliburton iyo KBR ee ay ku leeyihiin magaalada Basra ee dalka Ciraaq.
Weerarka ayaa lagu beegsaday xarunta ay ku shaqeeyaan shaqaalaha ka tirsan shirkadahaan shidaalka ee ajnabiga ah, Goobjoogayaal ayaa u sheegay warbaahinta in weerarka kadib la arkayey dab qabsaday xafiisyo iyo bakhaarro ku yaalla xaruntaas.

It is armed with a full complement of two GBU-12 226kg (500lb) laser-guided bombs and four Lockheed Martin AGM-114P Hellfire air-to-surface missiles.
The MQ-9 Reaper is a medium-to-high altitude, long endurance remotely piloted aircraft system. The MQ-9’s primary mission is to act as an intelligence, surveillance and reconnaissance (ISR) asset, employing sensors to provide real-time data to commanders and intelligence specialists at all levels.