Weerar Qaraxyo kubilawday Oo kadhacay Magaalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyo iyo Weerar saakay laga maqlay Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug.

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qeybta Galmudug, goob uu leeyahay wadaad lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli oo ku taalla Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Sidda ay sheegayaan wararka Koox hubeysan ayaa gudaha u gashay xarunta wadaadka Qaraxa ka dib.