Xaalada Magaalada jigjiga oo weli kacsan

Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay tahay mid kacsan, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya arroortii hore ay weerar ku qaadeen.

Dad badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo.

Halkaan ka daawo sawirada jawiga magaalada Jigjiga.