Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa si buuxda u beenineysay Wararka sheegaya in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen “heshiis qarsoodi ah” oo isku xiraya gargaarka horumarineed iyo dib-u-celinta muwaadiniinta la xiriira.
Hoos Ka aqriso War-Saxaafadeedka.