Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay Eedeysanayaal loo haysto Tahriibin sharci darro ah iyo sameyn Dal ku gal been abuur ah.

All reactions:
Sayid Ali Zimba and 119 others

Sayid Ali Zimba and 119 others