Xaflad ay ku qalin-jabinayeen arday oo ka dhacay Guriceel

Xaflad ay ku qalin baddalanayeen arday ka aflaxday Akadeemiyadda Royal Muslim ayaa lagu qabtay degmada Guriceel. Xafladda waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin iyo marti sharaf kala duwan oo lagu casuumay.