Xarardheere oo laga daahfuray kulan wadahadala oo udhaxeeya bushada magaladaa

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cusmaan Aadan (Qooje) Ayaa Daah furay Kulanka Wadahadalka Bulshada Degmada Xarardheere .

Xaflada Furitaanka kulankan ayaa waxa ka soo qeyb galay Guddoomiye kuXigeenka Gobolka Mudug, Maamulka Degmada Xarardheere.

Kulankan ayaa waxaa looga hadlayaa soo gudbinta Baahiyaha kajira Degmada Xarardheere taas oo ka imaaneysa Bulshada qey baheeda kala duwan.