Xiisad Dagaal oo ka Tagaan Bariga Gobolka Galgaduud.

Deg Deg Inta La Xaqiijiyay Waxaa Dhimatay Saddex Ruux Halka ay Shan Kale Dhaawacmeen Kaddib Markii Saakay Uu Dagaal Ka Dhacay Deegaan Lugu Magacaabo kax-dhuumoodleey oo Hoostaga Deegaanka Ceel-lahelay Ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalkaan oo u Dhaxeeya Beelo Walaalo ah oo Kasoo Kala Jeeda Deegaannada Gal-qoryaale iyo Ceel-lahelay Ayaa Salka Ku Haya Aanooyin Qabiil oo Muddo Ka Taagnaa Halkaas.

Wixii Kusoo Kordha Halkaan Kala Soco.