Xildhibaan hore Cabdullahi Raage oo Kahadlay Dagaalka Kooxda AL-shabaab Bilowgiisii Gobolada Dhexe….

Xildhibaan hore Cabdulaahi Raage Xuseen oo Xilal kasoo qabtay Dowladihii dalka isaga dambeeyey oo shir jaraa’id warbaahinta kula hadlayey ayaa waxa uu kahadlay doorkii uku lahaa dagaaladii kooxda shabab looga xoreeyey deegaanada Galmudug, & sida reer Galmudug ay u ahaayeen dadkii ugu horeeyey ee xoteystay deeganadooda isagoo ku amaanay iney yihiin dad isku tashtay oo aan sugin cid kale ,

waxa uu sidoo kale ka hadlay arimo kale sida sida Dagaalka Dowlada Somaliya kula jirto shabab, kubiiriska Somaliya bulshada bariga Afrika , Cunaqabateynta hubka laga qaaday somaliya & arinta deen cafinta.

Mudane Cabdulaahi Raage ayaa oo kahadayey dagaalka dowlada somaliya kula jirto kooxda shabab waxa uu ka yiri:

Mudane Cabdlaahi Raage ayaa sheegay ay guul weyn tahay in la dhameystiro dastuurka qabyada ^ in loo guuro nidaam madaxweyne & Madaxweyne Kuxigeen

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday arinta deen cafinta, kubiirista bulshada bariga & cunaqabateynta hubka somaliya