Xildhibaan Kamid noqday Dadkii Ka badbaaday Qaraxyadii Kadhacay Muqdosho

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warbaahinta  uga waramay waxyaabihii uu arkaayay Maadaama uu ka mid ahaa dadkii maanta ka badbaaday Qaraxyadii iyo Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda.