Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu baneeyay agaasimihii Hay’adda NISA.
Cali Afgooye ayaa helay dhamaan codadkii Ergada dhiibteen , musharaxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo ayaa goobta ka maqnaa, dalka Canada ayuu jiraa sida guddiga sheegeen.
Kursiggaan ayaa horay waxaa iska casilay talihihii hore ee NISA Xuseen Xasan Xuseen oo u tartamayay xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed.