Xildhibaan Maxamed Abiib oo gaaray boorama.

SAWIRRO:Xildhibaan Maxamed Abiib Oo kamid ah Baarlaamanka Somaliland ayaa Si wayn luugu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.
Xildhibaan Maxamed abiib Ayaa Boorame U tagay ka qayb galka shir la sheegay in Masuuliyiinta Bulshada Awdal kumatala Somaliland iyo Bulshada Gobolka Awdal ay kulan ka yeelanayaan Khilaafka Doorasho iyo Gacan bidixayn ay shegeen inay in Shacabka Gobolkaasu kala kulmeen Somaliland.