Xildhibaan Maxamed Xaaji” Bulshada Rayidka waa Milkiilayaasha dowladda, wadashaqeynta dowladda iyo Bulshada rayidka ahna in la xoojiyana waa muhiim”.