Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe Oo Musharax nimadiisii katanaasulay

Mid ka mid ah Musharaxiintii u taagnaa xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu tanaasulay.

Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mid ahaa Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay in uu tanaasulay.

Waxaa uu sheegay in uu ka raaligelin doona xildhibaanada Maadaama badankooda ay doonayeen in ay codka siiyaan.