Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Goordhow kulan kuyeeshay Muqdisho

Waxaa Goordhow si rasmi ah u furmay kulanka 2-aad kal-fadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

56 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay,waxaana marka hore hal saaray ku daray furitaanka Kulanka Guddoomiye Mursal.

Hoos ka Akhriso Ajendayaasha Kulanka.