Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa ma Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay  ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliysy in Maantabuu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa todobaadkii waxa ay kulmaan Saddex jeer oo kala ah Sabti, Aisniin iyo Arbaco,waxaana haatan horyaalka Ajandayaal dhoer ah.