” Xilli hubanti la’aan siyaasadeed aan ku jirno oo ka dhalatay wax ka beddelkii sharci darrada ahaa Dastuurka & damaca muddo kororsiga Xukuumadda Siciid Deni ayaa kulankeenani ku soo aadayaa muddo xilleedka xukuumaddani waxa uu ku egyahay duhurnnimada 8, Janaayo, 2024″ Murrashax Madaxweyne DPL Dr, Guuleed Saalax Barre. 11/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint