Xisbiga Cadaaladda iyo Barwaaqada ee Galmudug, ayaa Baaq Nabadeed ah ka soo saaray Dagaal Beeleedyada ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah deeganada dhaca koonfurta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Hoggaanka xisbiga Cadaalada iyo Barwaaqada ayaa madaxda sare u soo jeediyay in ay soo af-jaraan colaadda ku soo noqnoqda deegaanka ee u dhaxeeya beelaha Galmudug, lana yimaadaan qorshe cad oo lagu xakameynayo colaadaha.
Hoos ka aqriso Warsaxaafadeedka.
