Xisbiyadda Siyaasadda oo ka hadlay Go’aankii Madaxda D/goboleedyadda

Qaar ka mid ah Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka ayaa War kasoo saaray Go’aankii dowlad goboleedyadda ee shalay ka qaateen dowladda Dhexe, kaasoo ahaa in ay hakiyeen xiriirkii dowladda Dhexe.

Xisbiyadda Siyaasadda ayaa taageeray Go’aanka Madaxda maamul goboleedyadda,waxaana ay dhaliileen dowladda Dhexe oo ay ku tilmaameen in ay hareermartay Hanaankii shaqo ee loo idmaday.