Xog Aruuriyaha Opta Oo Soo Saaray Liiska 20-ka Xidig Ee Ugu Xawaaraha Badan Horyaalka Premier League & Salah Oo Laga Waayay Tobanka Hore.

Horyaalka Premier League wuxuu noqday mid ka ah horyaalada aadka loo xiiseeyo ee kubadda cagta, waxaana ku sugan xidigo caan ah oo xawaaraha ku dheereeya, sidaas darteed xog aruuriyaha Opta ayaa soo saaray liiska ciyaaraha 20-ka xidig ee ugu xawaaraha badan horyaalka xilli ciyaareedkaan.

Mohamed Salah ayaa liiska ciyaartoydaan kasoo gaay meel hoose inkastoo lagu tiriyo xidigaha ugu fir-fircoon ee xawaaraha lagu ogyahay.

Leroy Sane ayaa hogaaminaya liiskaan iyadoo daafaca reer France ee Lurent Koscielny uu kasoo galay kaalinta 10-aad.

Liiska Xidigaha Ugu Orodka Badan: 

  1. Leroy Sane (Manchester City)

Xawaaraha: 35.48km/h

  1. Patrick Van Aanholt (Crystal Palace)

Xawaaraha: 35.42km/h

  1. Moussa Sissoko (Tottenham)

Xawaaraha : 35.33km/h

4.Theo Walcott (Everton)

Xawaaraha : 35.23km/h

  1. Kyle Walker (Manchester City)

Xawaaraha : 35.21km/h

  1. Antonio Rudiger (Chelsea)

Xawaaraha : 35.19km/h

  1. Wilfried Zaha (Crystal Palace)

Xawaaraha : 35.14km/h

  1. Oliver Burke (West Brom)

Xawaaraha : 35.13km/h

  1. Kiko Femenia (Watford)

Xawaaraha : 35.12km/h

  1. Laurent Koscielny (Arsenal)

Xawaaraha : 35.11km/h

  1. Jamie Vardy (Leicester)

Xawaaraha : 35.09km/h

  1. DeAndre Yedlin (Newcastle)

Xawaaraha : 35.08km/h

=13. Hector Bellerin (Arsenal)

Xawaaraha : 34.99km/h

=13. Pierre-Emerick-Aubameyang (Arsenal)

Xawaaraha : 34.99km/h

  1. Raheem Sterling (Manchester City)

Xawaaraha : 34.97km/h

=16. Kurt Zouma (Stoke)

Xawaaraha : 34.94km/h

=16. Joshua King (Bournemouth)

Xawaaraha : 34.94km/h

  1. Mohamed Salah (Liverpool)

Xawaaraha : 34.93km/h

  1. Sadio Mane (Liverpool)

Xawaaraha : 34.84km/h

=20. Jordan Ibe (Bournemouth)

Xawaaraha : 34.83km/h

=20. Alex Oxlade-Chamberlain (Liverpool)

Xawaaraha : 34.83km/h

=20. Jose Izquierdo (Brighton)

Xawaaraha : 34.83km/h