Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo maanta daah-furay Kulanka xiriirka iskaashiga iyo asteynta awoodaha oo ay ka qeyb galeen agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Guddoomiyaasha iyo maareeyayaasha hay’adaha dowladda. 06/11/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint