Xubin katirsan kooxda AS oo is dhiibay,

Xubin Katirsan Kooxda AS Ayaa isku Soo dhiibay Ciidanka Dowlada ee Gobolka Galgaduud Ku sugan.
Ninkaan oo kamid ah dhalinyarada ay kooxdu qaladay Ayaa AS Uga Biiray Degmada Masjid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
Waxaa lagu Magacaabaa Ilyaas Waxaana Kooxda Dhexdeeda looga Yaqaanay Calisaciid Haatan Waxaa Gacanta Kuhaaya Ciidamada xooga Ururka 86-aad ee Guutada 77aad Oo Saldhig Kuleh Magaalada Masagaway.